Bicidyahan
Bicidyahan(Somali: Reer Biciidyahan)[1] is the nickname of Ali Ibrahim Jibra'il of a Majeerteen Sub-clan.
Regions with significant populations | |
---|---|
Languages | |
Somali | |
Religion | |
Islam (Sunni) | |
Related ethnic groups | |
Osman Mahamuud, Dhulbahante, Marehan, Warsangali, other clans of Majerteen, Dishiishe, Leelkase, Awrtable, Ogaden, other Darod groups, and other, Somali clans |
Overview
Reer Bicidyahan [2] is a sub clan of the Majeerteen clan family and within the larger Harti clan and thereafter in the Darod clan. Cali Ibraahin (Reer Biciidyahan) waa Beel kamid ah Beelwaynta Majeerteen Waana mid kamid ah baalaha gu tirada badan beesha Majeerteen . Reer Biciidyahanku waxay dagaan deegaano Fara badan sida:
1: Doollo :
Magaalooyinka Wardheer , Walwaal, Cagaarwayne , Kurtinle , Miirkhaliifo , Bali midgaan , Diilincaano , Odawaa , dheerdheeralay , miiroxaange,saaloolay,dhagaxyo cade,bali haraale,mire,Garaad,miire fartaag, iyo deegano badan koo kamid ah ciida Doollo.
2: Ceelcad:
Magaalooyinka Gallaadi,Dhudub ,Dhurwaayaale,Baxdo,bixis,Qaloocan,Sarhaye,Labile,Isgooys,Dhaqyoboor,Barisace,Baaltaag,Toorada , Raafdawaco,Cabdicawil,museyoonis, injoro,Qaranracade,doofaarqod,Bayoxaw, Naago oodays,Xargogooye,jeexo iyo deegaano badan oo kamid ah Dooxada Ceelcad. 3:Deegaanka Ciid: Magaalooyinka Bookh , Qaawane , jiracle , Geelcadays , Aarjoog ,iyo deegano badan oo hoos yimaada.
4:Dooxda Mudug:
Magaalooyinka Gaalkacyo,Cagaaran,Horkac ,laanta dusmada,Bursaalax,Galdogob,Bilida Xariir, Garigayo iyo deegaano badan oo Gobolka mudug ah.
5:Gobolka Bari waxaa daga Jifada ISMAACIIL YOONIS kuwaas oo daga deegano badan sida Qardho, Baargaal ,Dhuudo iyo Boosaaso.
6:Jubbada Hoose : sida kismaanyo , Dhukdhaa ,Dalsan, daarasalaam , fooyaame iyo deegano badan oo kismaanyo hoosyimaada.
Distribution
Its members inhabit the eastern portions of the Ogaden region in Ethiopia primarily found in and around Wardher Region Zone. They also inhabit communities in Mudug, Jubbada Hoose area, There is a significant Reer Bicidyahan community in the cities of Galkayo and Kismayo and Puntland. Reer Bicidyahan[1] is the nickname of the people descendant from Ali bin Ibrahim ibn Jibril.
Sub-clans
- Reer maxamed Gaal eri( cali sugle ,Guuled maxamed , gabanaw maxamed)
- Reer wacays Gaal eri
- Reer samater Gaal eri
- Reer Xildiid Gaal eri
- Reer Sharmake Gaal eri
- Reer xaamud Gaal eri
- Reer shirwac Gaal eri
- Reer Xaamud
- Muuse yoonis
- Ismaaciil yoonis
- Maxamud yoonis (Gobdoon iyo indhayare)
- Xuseen cali ibraahin
- Abokor cali ibraahin
- reer Sugul
- abdikariin siciid
- reer Rooble
- waran fiiq
- Baho xassan
- Cabdi cali ibraahiin.
Prominent Figures
Suldan Cali baale
suldan Xasan Suldan Cali baale
Suldan C.qani Suldan Xasan Suldan Cali baale.